
ku soo dhowow
what do you know about religion islam, muslim is a muslim. what about islam
magacaygu waa Rashid waxaan ku noolahay wadanka la yidhaahdo Sweden gaar ahaan
magaalo la yiraahdo Umea. Halkan waxaan ku soo bandhigi doonaa waxyaabo aad faa`iidooyin u leh
dadka muslmiinta qaas ahaan soomalida muslimiinta ah.Waxaa iga kala daadsan informationka oo waxaan ku
jiraa cilmi baadhisyo kala duwan, markaa haddii aad ka waydaan waxyaabahaad u baahnaydeen iga raali ahaada
halkan hoose waxaad ku arki kartaan sawiro ah masaajido iyo waraaqihii uu nabi Mohamed(SAW) u diray boqoradii
kala duwan ee uu doonayey inuu diinta ugu yeedho, gidigood ma hayo ee qaar ka mid ah.
-
warqadii uu nabi mohamed u diray boqorkii roomanka ee waqtigaa jiray.


here are some interesting links, please paid a visit these pages, I'm sure you would not be disappointed
what is islam
If you need the answer of what is Islam?
Amazing stories is true stories about people who became a muslim, you can read their stories here
amazin stories
for more information,
kontakt me